XOGTII Ugu dambeysay: Itoobiya oo dhex dhexaadineysa Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta iyo Warar Sheegaya...

Dowladda Itoobiya ayaa la filayaa inay dhex dhexaadin ka dhex sameyso dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo bilihii la soo dhaafay xiriirkooda uu xumaaday. Dadaalada...
video

Daawo:Wiilkii Mareekanka ahaa oo garoowe gabadha soomaaliyeed ku guursaday oo jawaab deg deg kabixiyay...

Ayadoo saacadihii ugu danbeyse baraha bulshada soomaalida qabsaday sheekada wiil mareekank ah oo gabar soomaaliyeed ku guursade magaalada Garoowe ee xarunta maamulka puntland ayaa...

DHEGEYSO: Lamaanihii xalay Garoowe ku guursadey oo durba laga qaylisiiyay (Waxyaabo badan oo ay...

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka dhacay xafladda arooska  Mudane Yaazeem Brandom Clem iyo Marwadiisa Ramla Abdi Ali oo ah lamaanayaal u kala dhashay dalalka...

Daawo: Prof. Samatar oo 2 arrin midkood ku sheegay hadalkii ABIY ee mideynta Soomaaliya...

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Heshiiska ay Dowlada Somalia la gashay Dowlada Ethiopia. Aqoonyahan Prof Cabdi Ismaaciil Samatar waxa uu...

AJENDAHA FOG EE ITOOBIYA: Goorma ayuu bilowday inay Itoobiya hunguriyayso biyaha Somalia?

Muddo haatan laga joogo 140 sannadood kuna beegan Sannadkii 1878-kii ayuu bilowday damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya in ay ku hesho ay ku doonaysay...

Xagee Marayaa muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya?

Danjireha Soomaaliya u qaabilsan Midawga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ay billaaban doonto sanadka fooda nagu...
video

DHAGEYSO: Boqor Buurmadow Oo Siideyntiisii Kadib War Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq

Mudo dhowr bil ah kadib Maanta ayaa waxaa Xabsiga Magalada Hargeysa ee Maamulka soomaaliland laga sii daayay Boqor Cusmaan Buurmadoow,kadib Cafis uu  u fidiyey...
video

DHEGEYSO: ”Hawadeennii waxaa Xamar ka xukumaysa dowladda taagta daran ee Somalia”

Dowladda Somalia ayaa todobaadkan sheegtay inay bilaabayso inay hawada Somalia toos uga maamusho magaalada Muqdisho, kaddib geeddi socod muddo soo socday oo ka dhexeeyay...

NABSI: DHAGAYSO:Mahad Cabdalla oo laba af ku kala hadlay markii ay AMISOM shacabka LAYSAY...

Guddoomiye Xigeenka Labaad ee Baarlamanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay in loo diidey inuu galo gudaha garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde. Haddaba,...

Dowladda Somaliya oo ka hor timid Nidaamkii gaarka ah ee Beesha Caalamka kaalmada ku...

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid in la sii wado nidaamkii ee Beesha Caalamka kula macaamili jirtay maamulka Somaliland ee deeqaha lagu siin jiray...

WARARKA CUSUB