WAA LAGU DILI DOONAA! Nin saadaal ciyaareed oo uu sameeyay BAXAR ku galay! (Maxaa...

Muusikiiste Ruushan ah iyo barnaamij soo saare idaacadeed ayaa araaji codsi ah lagu hafiyay kaddib markii uu si sax ah u wada saadaaliyay labadii...

”Messi waa RI’, maya ee waa ‘LAX” – Twitterati-ga oo ku kala qaybsamay arrin...

Internet-ka ayaa waxaa mar qura is qabsaday dood ay dadka qaar ugu garaabayaan qaarna ay ku maagayaan laacibka wayn ee Lionel Messi oo ay...

Ciidamada Xeebaha Libya Oo Badbaadiyey Tahriibayaal Badan

Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ciidamada ilaalada xeebaha Libya ay badbaadiyeen Tahriibayaal gaaraya ku dhowaad 220 qof kuwaasi oo doonayay inay ka gudbaan bada...

Puntland oo sheegay in buuraha Galgala ay ku dileyn dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab

-Wararka Ka imaanaya gobalka Barri ee Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee Puntland ay maanta weerar ku qaadeen fariis ay dagaalamayasha Al-Shabaab ay...

Soomaalida ku nool Nairobi oo ka walaacsan Sokor la`aan ka jirta magaaladaas

Todobaadyadii ugu dambeeyay ayaa guud ahaanba magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya waxaa Dowlada kenya ay shaacisay in lasoo geliyay Sonkor Sumaysan iyo mid...

DAAWO SAWIRRO: Askar Dil-sugayaal ahaa oo lagu toogtay Magaalada Kismaayo (Akhriso Magacyada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dil toogasho ah oo lagu fuliyey saddex dil sugeyaal ahaa oo dembiyo kala duwan dartood loogu xukumay in...

Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa uga ka qeyb galay shirka IGAD Share ...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaas oo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya South Sudan. Shirkan...

Raiisul wasaaraha Somalia oo ku sugan dalka Norway ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay baaritaan...

Raiisul wasaaraha Somalia oo ku sugan dalka Norway ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay baaritaan ku sameyn doonto caruurta Soomaaliyeed ee dhigta dugsiyada qur’aanka, kuwaasi...

Shirkan aan caadiga ahayn oo dib loogu soo nooleynayo wada hadallada Madaxweynaha South Sudan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku haya...

Sawirro:-Ciidamada Nabadsugida Jubbaland Oo Fashiliyey Miino Dhulka Lagu Aasay

Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay ku guuleysteen in ay dhulka ka soo saaraan Miino lagu aasay  xilli ciidamadu ay...

WARARKA CUSUB