SAWIRRO: ”Waxaad waddaa jihaad jacayl ku gambanaya” – Kooxo xag-jir ah oo dil ugu...

Qalanjada Bollywood ee Ayesha Takia oo uu qabo Farhan Azmi ayaa ashtako rasmi ah u gudbisey Booliiska Mumbai kaddib markii ay dil ugu hanjabeen...

Qaahira iyo London midkee fudud in Dumarka Muslimka ah aay Ku xirtaan Xijaabka?

"Waxaa kuu fudud in aad London xijaab ku xirato marka la barbardhigo Qaahiro" ayay tiri Dalia Canaan oo ah haweenay 47 jir ah oo...

(Daawo Sawirro) Ciidan gelbiyey markab marayey Badda Somalia oo waday kumanaan dalxiisayaal ah

Ilaalo hubeysan oo horey uga tirsanaa Marineska Britain ayaa si qarsoodi ah ugu dhex milmay 2,600 dalxiisayaal ah kuwaasoo ku tamashleynayey Markabka raaxadda ee...

Hufnaan qofeed iyo qiyam (Integrity)

INTEGRITY: Afka Carabiga waxaa lagu yiraahdaa A-Nazaaha waase jeclaan lahaa eray ku habboon oo Af-Soomaali ah, kolleey hufnaan ayaa ugu dhow. Waa sifo qaali ah...

DARAASAD: Dhallinyarada casrigan oo la sheegay inay soo caqli yareeynayaan!

Daraasad cusub, oo ay daabaceen saynisyahanno Norwegian ah, ayaa muujinaysa in tayada caqliga da’yarta maantu ay hoos usii dhacayso, taasoo soo afjareeysa sara kicii...

Maxaa Ka Taqanaa Maadyahanka ama shactiroolaha Amadi/Johnny Lever(AKHRISO TAARIIKHDIISA)

Johnny Lever/Amadi waa actor hindi ah, wuxuu dhashay 07-01-1950 kuna dhashay gobolka (Andhra Pradesh), ee dalka India,  balse wuxuu ku soo koray magaalada Mumbai. ...

SAWIRKII Qabsaday Baraha Bulshada: RW Kheyre oo Sameeyay Naqshadii Hogaamiyaha K. Waqooyi

Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa ka yaabsaday dad badan kadib markii uu sameeyay naqshad uu caan ku yahay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo...

Gabar qorsheysay iney qaarajiso Madaxweyne caan ah oo Maxkamad la soo taagay (Daawo Sawirro)

Gabar yar oo si joogto marka ay asxaabteeda qadka kula sheekeysanayso sheegi jirtay in ay doonayso in ay disho madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack...
video

TOOS U DAAWO Kulanka Madaxtooyada kaga socda Farmaajo iyo R/wasaaraha Itoobiya

Wafdiga uu hoggaaminayo Raiisul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed oo goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa haatan kulamo kula leh madaxtooyada Soomaaliya madaxda sare...

Madaxda Qaranka oo boqolaal shacab ah masjidka Isbaheysiga kula tukaday salaadii Ciidul fitriga (Daawo...

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo saaka boqolaal dadweyne aad u fara badan salaaddii...

WARARKA CUSUB