Haweenay Soomaali ah oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Mareykanka+Sawirro

Ciidamadda Booliska dalka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in shil gaari ay ku dhimatay Haweenay Soomaali ah maalintii sabtida aheyd.

Shilkaan ayaa ka dhacay magaalladda Burlngton ee gobolka  Vermont,sida ay sheegeen Laamaha amniga.

Taliyaha Booliska degaanka uu shilku ka dhacay ayaa sheegay in ay dhimatay haweeneydaasi kadib markii ay  iska tuurtay gaari yar oo ay la socotay.

Haweynda Soomaalida ah ayaa lagu magacaabi jiray Luul Cali Guure oo 29-jir ahayd, waxaana ay aheyd Hooyo heysata todobo Carruur ah, oo sano badan ku nooleyd dalkaas.

Dhanka kale Ciidamadda booliska magaalladda Burlngton ee gobolka Vermont  ee dalka Mareykanka ayaa  gacanta ku dhigay wadihii gaariga.