DF Soomaaliya oo Mamnuucay in Dalka La Keeno Baaruuda Carruurta Ku Ciyaaraan!

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay in dalka soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.