DHAGEYSO: Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo Bahdil iyo Ceebeen isugu Daray Dowlada Imaaraadka (GEESI)

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indho Cadde” ayaa kaga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo taageerta Imaaraadka, si aysan dalka ugu abuurin jahwareer siyaasadeed.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

 

NOO REEB FARIIN

Please enter your comment!
Please enter your name here