Wasiir Xoosh Oo Ka Warbixiyay Kulamo Uu Ka Wado Garoowe

Wasiirka Dastuurka XFS oo Wareysi gaar ah siiyay warbaahinda ee M/ Muqdisho ayaa ka warbixiyay kulamo la xariira wadatashiga dib u eegista Dastuurka oo uu ka wado magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Waxaana uu sheegay in la kulmay guddoonka Baarlamaanka maamulkaasi iyo qaar ka mid bulshada ku dhaqan magaaladaasi Garoowe.

Wasiir Xoosh ayaa hoosta ka xariiqay in in kulamadaasi ay ahayeen kuwa wadatashi ah oo ay Wasaaraddu deegaanada maamulkaasi Puntland.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Audio Player

00:00
00:00

NOO REEB FARIIN

Please enter your comment!
Please enter your name here