DAAWO: Ciidama Ka Goostay Somaliland Oo Gaaray Buhoodle Iyo Xiisad Ka Taagan

Warar ay heshay wakaalada warqaad.com ayaa shegaya in dowlada dhexe ee soomaaliya ay gudaha degaanada Somaliland ka bilowday aroorinta ciidama cusub oo lagu xareynayo degaano ku dhaw Magaalada Byhoodle.

Masuul ka tirsan Somaliland ayaa shaaca ka qaaday qorshaha ciidamada oo markii ugu horeysay lagu arkay gudaha Somaliland in dowlada faderaalka Soomaaliya ay ka qorta ciidama si loo burburiyo awooda Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo:

NOO REEB FARIIN

Please enter your comment!
Please enter your name here