Baarlamaanka Puntland Oo Mooshin Ka Gudbiyey Madaxweyne Gaas & Arin Halis ah

Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland ayaa qorshaynaya abaabul xoogan oo ay kuyeelanayaan kulan aan caadi ahayn kaasi oo ay uga hadlayaan xaaladda guud ee Puntland, islamarkaana ay ugu yeerayaan madaxweynaha Puntland, madaxweyne ku-xigeenka iyo golohooda wasiirad.

Xilibaaan Cabdirisaaq Jaamac Cabdi oo kamid ah barlamaanka Puntland ayaa kaga hadlay qorshaha barlamaanka oo uu sheegay inuu salka kuhayo rabitaanka shacabka Puntland iyo sidii deegaamada maqan xukuumaddu ku soo celin lahayd.

Halkan Hoose Ka Daawo:

NOO REEB FARIIN

Please enter your comment!
Please enter your name here