DAAWO: Axmed Cali Cigaal oo neyroobi yimid kana hadlay qorshaha safarkiisa.

Fanaanka weyn ee soomaliyeed kana mid ahaa xidigaha kooxdii fanka ee waaberi xiligii bari samaadkii axmed Cali Cigaal ayaa yimid Magalada Neyroobi 25sano kadib.

Axmed Cali Cigaal ayaa daaha ka qaaday  ujeedada socdaalkiisa,wuxuna kulan la qaatay qaar kamida Fanaaniintii ay waabari ku wada jireen iyo Fanaaniin Da’yar ah.

NOO REEB FARIIN

Please enter your comment!
Please enter your name here